Madaxweyne Deni iyo Axmed Karaash oo isku khilaafay xaalada Laascaanood iyo Abaabul socda

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa sheegaya in khilaaf ku aadan sida loo wajahayo xaalada magaalada Laascaanood uu soo kala dhax galay madaxweyne Siciid Deni iyo kuxigeenkiisa Axmed Karaash. Labada masuul oo kulan ka yeeshay xaalada magaalada Laascaanood iyo sida maamulkooda u wajahayo ayaa la sheegay in natiijo la’aan kusoo dhammaaday, … Continue reading Madaxweyne Deni iyo Axmed Karaash oo isku khilaafay xaalada Laascaanood iyo Abaabul socda